HomeMaqalDhageyso:-Galmudug cadeeysay in sanadkan aysan doorasho dhici doonin

Dhageyso:-Galmudug cadeeysay in sanadkan aysan doorasho dhici doonin

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa Maanta kulan ku yeeshay Golaha Wasiiradda Galmudug,iyadoo looga hadlay arrimo kala duwan kulankaas. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,Madaxa Xukuumadda Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Golaha Wasiiradda Galmudug,waxaana looga hadlay arrimaha Dhaqaalaha, Jiheynta Siyaasada, Dardargalinta howlaha hor yaalla Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa Maanta kulan ku yeeshay Golaha Wasiiradda Galmudug,iyadoo looga hadlay arrimo kala duwan kulankaas.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,Madaxa Xukuumadda Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Golaha Wasiiradda Galmudug,waxaana looga hadlay arrimaha Dhaqaalaha, Jiheynta Siyaasada, Dardargalinta howlaha hor yaalla Golaha Wasiirada Galmudug.

- Advertisement -

Markii uu kulanka soo dhammaaday ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir in waxa uu sheegay in Galmudug ay hal Dastuur leedahay ayna ku hishiiyeen dastuurkaasna ay ku shaqeyn doonaan.

Sidoo kale Sheekh Shaakir  ayaa sheegay in Galmudug aysan ka dhici doonin wax Doorasho ah Sanadkan,isla markaana wixii doorasho ah ay dhici doonaan saddex kadib.

Ugu dambeyntii Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa tilmaamay in Heshiiskii ay wada galeen Galmudug iyo Ahlusunna Waljameeca uu yahay bilowa maamulkaas.

- Advertisement -

  Hoos ka Dhageyso Codka Sheekh Shaakir .

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts