HomeMaqalDhageyso:-Fanaaniin Muddo dalka ka maqnaa oo soo gaaray Muqdisho

Dhageyso:-Fanaaniin Muddo dalka ka maqnaa oo soo gaaray Muqdisho

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaaray Fanaaniinta Caanka ka ah gayiga  Soomaaliyeed,kuwaasi oo kala ah Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal ,iyadoo si weyn loo soo dhaweeyay.

Fanaaniintan ayaa ka mid ahaa wafdi hourdhac u ahaa Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah ay uga bilaabatay Maanta dalka ku yimid.

- Advertisement -

Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal ayaa dalka ka maqnaa muddo ku dhow 30-Sano,iyagoo sheegay in ay aad uga faraxsan yihiin in ay dib ugu soo laabtan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.

Horey ayaa waxaa Magaalada Muqdisho u soo gaaray Fanaaniin badan,isla markaana qaarkood ay dib ugu laabteen dalalkii ay ku noolaayeen oo ay ka heleen degenaansho dagaaladii sokeeye kadib.

 

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal .

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories