HomeWararCiidamo ka tirsan Puntland oo isaga baxay deegaan ka tirsan Gobolka Bari

Ciidamo ka tirsan Puntland oo isaga baxay deegaan ka tirsan Gobolka Bari

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Wararka ka heleyo Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in deegaano ka tirsan halkaasi saakay ay ka isaga baxeen Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland.

Ciidamadan ayaa waxaa la sheegay in ay isaga baxeen Saldhigyo ay ku lahaayeen deegaanka Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari,isla markaana ay u dhaqaaqeen dhinaca deegaanka lagu magacaabo Jimbac oo qiyaastii 28-KM dhanka bari kaga beegan degaanka Afurur ee Gobolkaasi.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamadii ka tirsanaa Puntland ee ku sugnaa halkaasi ay wateen Gaadiidka dagaalka,iyagoo isugu jiray Boolis iyo kuwa Daraawiishta.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in sababta Ciidamada Puntland Saldhigyadii ay ku lahaayeen deegaanka Buuraleyda Galgala uga baxeen ay tahay Mushaar la’aan Bilooyinkii dambe heysatay.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Puntland eek u aadan Ciidamadii Maanta isagay baxay deegaan ka tirsan Gobolka Bari.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories