HomeWararDhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre “Safarkii aan ku tegay Kismaayo waxa uu ahaa mid...

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre “Safarkii aan ku tegay Kismaayo waxa uu ahaa mid mira dhal ah”

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Isaga oo ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay isaga iyo wefdigiisa oo ka dhacaday magaalada Kismaayo ayaa waxa uu si faah faahsan uga hadlay guulihii laga Gaaray wadahadalo ay yeesheen isaga iyo Madaxweynaha Maamulka Jubaland. Ra’iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay wadahadal dheer in ay yeesheen loogana hadlay wada shaqeynta dowladda fedraalka iyo maamul Gobaleedyada,hase’ahaatee ay […]

- Advertisement -

Isaga oo ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay isaga iyo wefdigiisa oo ka dhacaday magaalada Kismaayo ayaa waxa uu si faah faahsan uga hadlay guulihii laga Gaaray wadahadalo ay yeesheen isaga iyo Madaxweynaha Maamulka Jubaland.

Ra’iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay wadahadal dheer in ay yeesheen loogana hadlay wada shaqeynta dowladda fedraalka iyo maamul Gobaleedyada,hase’ahaatee ay si gaar ah uga hadleen tabashooyinka Jubaland isaga oo sheegay in uu safarka Kismaayo uu ku tegay uu ahaa mid mira dhal ah.

- Advertisement -

Waxa dhinaca kale uu tilmaamay in Madaxweynaha Jubaland uu safar ku tegi doono magalada Muqdisho lana kulmi doono Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaayo taas oo u muuqata in weli ay yihiin qodobada qaar.

Halkaan Ka Dhageyso Codka  

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories