HomeWararDhageyso:- Madaxweynaha Jubaland muxuu ka yiri khilaafkii kala dhaxeeyay Dowladda Somalia?

Dhageyso:- Madaxweynaha Jubaland muxuu ka yiri khilaafkii kala dhaxeeyay Dowladda Somalia?

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa sheegay in la xaliyay khilaafkii ka dhaxeeyay dowladda fedraalka Somaliya iyo Maamulka Jubaland isaga oo sheegay in ay guulaysteen wadahadaladii uu la yeeshay Ra’iisul-Wasaaraha inta dhimana lagu dhamaeyn doono Muqdisho oo uu safar ku tegayo. Waxa uu sheegay in kulamo ay yeesheen ay iskula meel dhigeen tabashooyinka ay qabtay Jubaland,qodob kastana […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa sheegay in la xaliyay khilaafkii ka dhaxeeyay dowladda fedraalka Somaliya iyo Maamulka Jubaland isaga oo sheegay in ay guulaysteen wadahadaladii uu la yeeshay Ra’iisul-Wasaaraha inta dhimana lagu dhamaeyn doono Muqdisho oo uu safar ku tegayo.

Waxa uu sheegay in kulamo ay yeesheen ay iskula meel dhigeen tabashooyinka ay qabtay Jubaland,qodob kastana ay u gudbiyeen Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdigiisa gaar ahaana kuwa cabashada ay ka jirtay.

- Advertisement -

Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in lagu heshiiyay dhamaystirka wadahadalkaan in ay ka dhacaan magaalada Muqdisho isla markaana uu safar ku tegi doono isaga iyo Madaxweynaha dowladda fedraalka Maxamed C/llaahi Farmaajana ay is arki doonaan.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories