HomeWararWararkii ugu dambeeyay Qarax Miino oo Caawa ka dhacay Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay Qarax Miino oo Caawa ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

War Goordhow  naga soo gaaray Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in halkaasi Caawa uu ka dhacay qarax. Qaraxaas ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa miino,isla markaana lagu dhex qariyay Qashin yaallay Nawaaxiga Isgoyska Bakaaraha, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay sheegeen in jugata […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow  naga soo gaaray Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in halkaasi Caawa uu ka dhacay qarax.

Qaraxaas ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa miino,isla markaana lagu dhex qariyay Qashin yaallay Nawaaxiga Isgoyska Bakaaraha, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay sheegeen in jugata qaraxa si weyn looga maqlay qeybo kamid ah Gobolka Banaadir,waxaana intaas kadib rasaas furay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo xiligaas goobta ka  agdhawaan kuna leh Fariisimo.

Sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa in qaraxaasi Caawa dhacay uusan geysan wax khasaaro ah.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa mararka qaarkood ka dhaca qaraxyo kala duwan,iyadoo Maanta duhurnimadii qarax lagu soo xiray gaari uu ka dhacay Isgoyska Shaqaalaha ee Muqdisho.

- Advertisement -

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts