HomeWararMidowga Europe oo Somalia ugu deeqay Malaayiin Dollar oo lagu xoojinayo...

Midowga Europe oo Somalia ugu deeqay Malaayiin Dollar oo lagu xoojinayo Horumarinta dhaqaalaha dalka

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Ururka Midowga Europe (EU) iyo dalalka ay wada shaqeynta leeyihiin waxay shalay ku dhawaaqeen Barnaamij ay ku bixi doonto 94 million oo Dollar, oolagu kordhinayo Horumarinta Dhaqaalaha Somalia.

Madaxa Hawl-fuliyaha ee Ergada EU-da ka joogta Somalia, Fulgenjiyo Gariida Ruys ayaa sheegay in hadafka laga leeyahay Deeqdaasi tahay Horumarinta Dhaqaalaha Guud ee Maxaliga, Deganaanshaha Somalia iyo in la taageero Dowladaha Maxaliga iyo badbaadinta dadka aadka u nugul ee buslshadda

- Advertisement -

Fulgenjiyo Gariida Ruys oo Hadal-qoraal ah ka soo saaray Muqdisho waxa uu tilmaamay in Barnaamijka deeqda barbar socdo Taageeradda Miisaaniyadda DFS ee ay dhawaan bixiyeen inay muhiim u tahay xoojinta wada-shaqeynta ee Eu-da iyo Somalia, taasi oo asaas looga dhigayo kordhinta shirarka Qaranka iyo Hay’addaha Maxaliga iyo sidii loo xoojin lahaa xaqiijinta adeegyadda.

Waxa kale oo uu xusay in Barnaamijyadaasi lagu kabi doono Arrimaha Siyaasadda, Ammaanka iyo baahida Bulshadda ee deegaanadda bartilmaameedka ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories