HomeWararGaari ay la socdeen culuma’udiin oo ku rogmaday Gobalka Mudug iyo khasaaro...

Gaari ay la socdeen culuma’udiin oo ku rogmaday Gobalka Mudug iyo khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobalka Mudug ayaa sheegaya in saakay aroornimadii hore uu ka dhacay shil gaari inta u dhaxeysa Galinsoor iyo Gaalkacyo iyada oo la soo werinayo khasaaro ka dhashay Shilkaas gaari. Shilkaan ayaa yimid kadib markii sida la sheegay uu rogmaday gaari nooca Soomaali ay u taqaan Waraadka ama Candha meyd […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobalka Mudug ayaa sheegaya in saakay aroornimadii hore uu ka dhacay shil gaari inta u dhaxeysa Galinsoor iyo Gaalkacyo iyada oo la soo werinayo khasaaro ka dhashay Shilkaas gaari.

Shilkaan ayaa yimid kadib markii sida la sheegay uu rogmaday gaari nooca Soomaali ay u taqaan Waraadka ama Candha meyd laha oo ay la  socdeen Culuma’udiin katimid Siyaarada Shiiq Cali Samatar waxaana gaarigu uu kula rogmaday deegaanka Sedex-higlo ee gobalka Mudug xiligaas oo ay ku sii jeedeen Magaalada Gaalkacyo.

- Advertisement -

Warar hor dhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in ay ku dhaawacmeen Shilkaan ku dhawaad 10 ka tirsan culama’udiinkii saarnaa gaariga rogmaday waxaana loo qaaday isbitaal ku yaal magaalada Gaalkacyo si halkaas loogu dabiibo,ilaa iyo haatana waxaa socda gurmad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories