HomeMaqalDhageyso:-Galmudug oo Amaro culus dul dhigtay Gaadiidleyda ka howlgasha deegaanada Maamulkaas

Dhageyso:-Galmudug oo Amaro culus dul dhigtay Gaadiidleyda ka howlgasha deegaanada Maamulkaas

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka ilaalada Waddoyinka Taraafikada ee maamulka Galmudug  Daahir Maxamed Warsame ayaa amaro culus dhul dhigay wadayaasha gaadiidka ee ka howlgala deegaanada Maamulkaas.

Taliyaha Ciidanka Taraafikada Galmudug aya sheegay in ay kordheen shilalka gaadiidka ee dhacay bishaan oo kaliya kuwaas oo si gaar ah uga dhacayay gudaha magaalada Cadaado,isaga oo shaaca ka qaaday in ay kala darnaayeen khasaaraha ay geysteen shilalkaas.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay magaalada Cadaado in ay ka dhaceen 6-Shil oo mid ka mid ah ay ku dhaawacmeen laba qof inkasta oo uu sheegay in ay fududaayeen dhaawacyada soo gaara, Shilka 7-baad ayuu tilmaamay in uu ka dhacay degaanka Godinlawe kaas oo ay ku dhintay hal qof Sexed kalana ay ku dhaawacmeen.

Ugu dambayntii Taliyaha Ciidanka ilaalada Waddooyinka Galmudug  Daahir Maxamed Warsame ayaa digniin u diray wadayaasha gaadiidka isaga oo ugu baaqay in ay u hogaansamaan Shuruucda Waddooyinka,waxaana uu cadeeyay in darawal aan heysan Sharciga kixeynta gaadiidka in ay qaadanayaan masuuliyadda dhibta dhacda haddi kalana ay qaataan Leesinada Sharcigana ay u hogaansamaan.

Halkaan Ka Dhageyso Codka.

- Advertisement -

  

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories