HomeWararDEG DEG:-Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda oo lagu dilay duleedka Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda oo lagu dilay duleedka Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wararka Idaacada dalsan ay ka helayso duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in halkaasi uu ka dhacay weerar gaadma ah oo lagu dilay askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda kuwaas oo ku safrayay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

Askartaan ayaa la sheegay in ay saarnaayeen Mooto Bajaaj laguna weeraray mel ku dhow Tabeelaha Shiiq Ibraahim oo ku yaal duleedka Muqdisho,iyada oo xiliga uu weerarku dhacayay ay wadadu aheyd mid cariiriya.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa Dalsan u xaqiijiyay in 3-Askari oo wada saarnaa hal Mooto Bajaaj lagu kooxo hubaysani ay ku weerareen Tabeelaha Shiiq Ibraahim ee duleedka Muqdisho isla markaana ay dhamaantood goobta ku geeriyoodeen.

Kooxdii dilka geysatay ayaa goobta iskaga baxsatay waxaana durbadiiba gaaray Ciidamo kale oo ka tirsan dowladda iayada oo uu hakad ku jira isku socodka dadkan iyo gaadiidka .

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories