HomeWararGuddoomiye Mursal oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay

Guddoomiye Mursal oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxa dib ugu soo laabtay wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maalmihii la soo dhaafay Safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa waxaa Guddoomiye Mursal uga hortegay oo kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka, Guddoomiye ku […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxa dib ugu soo laabtay wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maalmihii la soo dhaafay Safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa waxaa Guddoomiye Mursal uga hortegay oo kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka, Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad iyo xubno kale oo ka tirsan dowlada Fedrraalka.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maalmihii la soo dhaafay Safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa gaar ahaan dalalka Turkiga iyo Jordan,isagoo halkaas kulamo kula soo qaatay Madax ka tirsan dalalkii uu tegay.

 

 

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories