HomeWararSii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Sacuudiga oo la kulmay la taliyaha Safaarada Ingiriiska

Sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Sacuudiga oo la kulmay la taliyaha Safaarada Ingiriiska

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Saalim Macow Xaaji ayaa xarunta Safaaraadda Soomaaliya ee magaaladda Riyadh ku qaabilay Lataliya arrimaha siyaasadda ee Safaradda dalka Ingiriiska ay ku leedahay dalka Sacuudiga mudane Barrie Peach.

Labad masuul ayaa ka wada hadlay Horumarinta Xiriirka Saaxibtinimo ee labada dal Soomaaliya iyo Ingiriiska iyo sidii loo xoojin lahaa  wadashaqeynta ka dhexeysa labada safaaradood Soomaaliya iyo Ingiriiska.

- Advertisement -

Mudane Saalim Macow Xaaji ayaa uga mahad celiyay Lataliyaha Taageerada dhinacyada kala duwan ee Dowlada Ingiriiska ay siiso Soomaaliya.

La taliyaha arrimaha siyaasadda ee safaaradda Ingiriiska ee magaaladda Riyadh mudane Barrie Peach ayaa ka mahadceliyay sida loogu soo dhaweeyay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magaaladda Riyadh iyo sida dawladda Ingiriisku ay ahmiyad weyn u siineyso balaarinta cilaaqaadka saaxibtinimo iyo iskaashiga ay la leedahay Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories