HomeWararSawirro:-Guddiga Joogtada Golaha Aqalka sare ee dalka oo Kulan ku yeeshay Muqdisho

Sawirro:-Guddiga Joogtada Golaha Aqalka sare ee dalka oo Kulan ku yeeshay Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Kulan ay yeesheen guddiga joogta golaha aqalka sare BFS oo uu Shir guddoominayey guddoomiyaha golaha Aqalka sare Baarlamaanka ayaa ajandahu waxa uu ahaa Katashiga Furitaanka kalfadhiga 5aad ee aqalka Sare, ka doodista iyo Ansixinta qorshe howleedka kalfadhiga 5aad ee golaha. Kulanka oo saacado qaatay ayaa markii uu soo gabogaboobay waxaa warbaahinta Qaranka la hadlay Hab-dhowraha […]

- Advertisement -

Kulan ay yeesheen guddiga joogta golaha aqalka sare BFS oo uu Shir guddoominayey guddoomiyaha golaha Aqalka sare Baarlamaanka ayaa ajandahu waxa uu ahaa Katashiga Furitaanka kalfadhiga 5aad ee aqalka Sare, ka doodista iyo Ansixinta qorshe howleedka kalfadhiga 5aad ee golaha.

Kulanka oo saacado qaatay ayaa markii uu soo gabogaboobay waxaa warbaahinta Qaranka la hadlay Hab-dhowraha golaha aqalka sare BFS Sen. cabdi kaafi macalin xasan, waxa uu sheegay in fadhiga looga dooday ajandaha horyaala oo ay ugu muhiim sanayd Furitaanka kalfadhiga 5aad, isaggoo hadalkiisa sii raaciyay in la Go’aamiyay furitaanka 16ka bishan oo ku beegan maalinimada Sabtida.

- Advertisement -

Dhinaca kale guddoomiyaha golaha aqalka sare BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda aan walaalaha nahay ee jabuuti u fadhiya Soomaaliya Danjire Aadan Xasan, iyaggoo labada Masuul ka wada hadlay xiriirka walaalnimo ee soo jireenka ah ee Labada dal ka dhaxeeya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories