HomeWararShaqaalo ka tirsanaa Hay’addaha QM oo ku geeriyooday Shilkii Diyaaradeed ee shalay

Shaqaalo ka tirsanaa Hay’addaha QM oo ku geeriyooday Shilkii Diyaaradeed ee shalay

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Qoraal ka soo baxay QM ayaa lagu sheegay inay 19 shaqaale ku weyday shilkii Diyaaradda  Ethiopian Airlines ee Duullimaadkeedu ahaa ET 32 oo  shalay ka dhacay duleedka Addis Abeba.

Shaqaalaha Hay’addaha QM ee ku geeriyootay burburka Diyaaradaasi ayaa kala ah 7 ka tirsan Hay’adda Cuntadda Adduunka ee  WFP, 2 ka kala tirsanaa Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR iyo Hay’adda Isgaarsiinta Calaamiga ee ITU.

- Advertisement -

Qoraalka ka soo baxay Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York waxaa kaloo lagu xusay in min hal qof ay ka geeriyoodeen Hay’adda Cuntadda iyo Beeraha ee FAO, Ururka Muhaajiriinta Calaamka ee IOM u joogay dalka Sudan, Bangiga Adduunka, Hawlgalka QM ee Taageeradda Somalia (UNSOM).

Sidoo kale, 6 ka tirsanaa Shaqaalaha Xafiiska QM ee magaalladda Nairobi ayaa iyagana ka mid ahaa shaqaalihii QM ee ku geeriyooday shilka Diyaaradda Ethiopian Airlines

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories