HomeWararSawirro:-Madaxweyne Xaaf oo ku laabtay Dhuusamareeb Baaqna jeediyay

Sawirro:-Madaxweyne Xaaf oo ku laabtay Dhuusamareeb Baaqna jeediyay

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo maanta soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo maalmahan dambe ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta dib ugu soo laabatay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

- Advertisement -

Madaxweynaha oo ka warbixiyay safarkiisa ayaa sheegay in uu Magaalada Gaalkacyo u joogay Adkeynta Amniga Gobolka Mudug iyo in la sii xoojiyo Nabada Magaalada Gaalkacyo isagaoona sheegay in uu la kulmay Maamulada labada dhinac ee Puntlnad iyo Galmudug kalana hadlay sidii loo sii wadi lahaan Nabada ay haystaan bulshada reer Gaalkacyo.

Waxaa kale oo uu intaas ku daray in isbaarooyinkii yaalay Wada u dhaxeysa Gaalkacyo iyo Galinsoor dhamaan la wareejiyay Ciidamada Daraawiishtana la xareeyay oo Nimaad iyo kala dambeyn loo yeelay islamarkaana ay hada kadib joogi doonaan xeryahooda Tababarana ku qaadan doonaan

Madaxweynaha ayaa ugu dambeyn reer Galmudug ugu baaqay in ay isku-tashadaan oo ay Maamulkana la shaqeeyaan waxaa uu sheegay in qofwalba oo shaqaale Galmudug ah uuna mardambe mushaar la’aan noqon doonin dadkana ugu baaqay in ay Canshuuraha bixiyaan.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories