HomeCaalamkaRakaab ka soo kala jeeda 33 dal oo ku geeriyootay Diyaaradii ku...

Rakaab ka soo kala jeeda 33 dal oo ku geeriyootay Diyaaradii ku burburtay dalka Ethiopia

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Shirkadda Ethiopian Airlines waxay xaqiijisay inay wada geeriyoodeen 147-kii rakaabka iyo 8 shaqaalaha ee saarnaa Diyaaraddii saakayto ku burburtay nawaaxiga Degmadda Bishoftu oo 47-Km dhanka K/bari kaga toosan magaalladda Addis Abeba. Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Boeing 737  kuna sii jeeday magaalladda Nairobi ayaa la sheegay inay la socdeen Rakaab oo ka soo kala jeeda 33-Waddan. […]

- Advertisement -

Shirkadda Ethiopian Airlines waxay xaqiijisay inay wada geeriyoodeen 147-kii rakaabka iyo 8 shaqaalaha ee saarnaa Diyaaraddii saakayto ku burburtay nawaaxiga Degmadda Bishoftu oo 47-Km dhanka K/bari kaga toosan magaalladda Addis Abeba.

Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Boeing 737  kuna sii jeeday magaalladda Nairobi ayaa la sheegay inay la socdeen Rakaab oo ka soo kala jeeda 33-Waddan.

- Advertisement -

Koox ka socota Shirkadda Ethiopian Airlines ayaa gaaray deegaanka ay Diyaaradda ku burburtay, waxaana socda hawlgal xxooggan oo lagu soo ururinayo maydadka iyo qalabka kale ee muhiimka ah.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories