HomeWararMeydka Wasiirkii Dastuurka oo laga soo dajiyay Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Meydka Wasiirkii Dastuurka oo laga soo dajiyay Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Waxaa haatan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho laga soo dajiyay Meydka Allaha u naxariistee Wasiirkii hore ee arrimaha Dastuurka, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo maalin kahor ku geeriyooday Magaalada Dubai ee Isutagga Imaaraadka Carabta. Garoonka diyaaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku sugan guddigii loo xilsaaray Qaban-qaabada Aaska qaran ee Wasiir Xoosh oo ka kooban […]

- Advertisement -

Waxaa haatan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho laga soo dajiyay Meydka Allaha u naxariistee Wasiirkii hore ee arrimaha Dastuurka, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo maalin kahor ku geeriyooday Magaalada Dubai ee Isutagga Imaaraadka Carabta.

Garoonka diyaaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ku sugan guddigii loo xilsaaray Qaban-qaabada Aaska qaran ee Wasiir Xoosh oo ka kooban Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Wasiirrada Arrimaha Dibedda, Amniga Gudaha, waxbarashada, Warfaafinta, Kalluumeysiga iyo wasiir ku-xigeenka arrimaha Dastuurka iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowlada.

- Advertisement -

Sidoo kale Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa waxaa salaadda Janaasada lagula tukaday Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ,waxaana lagu Aasi doonaa qabuuraha Isbitaalka Madiina dhabarkiisa dambe ku yaalla.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories