HomeCaalamkaDEG DEG:-Diyaraad Ethiopian Airlines oo burburtay

DEG DEG:-Diyaraad Ethiopian Airlines oo burburtay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Boeing 737 ayaa la sheegay inay saakayto burburtay, xilli ay ku sii jeeday Nairobi, sidaas waxaa Twitter-kiisa ku sheegay Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Abiy Ahmed. Waxa uu u tacsideeyey dadkii ku geriyooday Diyaaradaasi. Ma kala cadda tirada rakaabkii la socday Diyaaraddaasi oo ku jirtay duullimaadkeeda caadiga ee ay isaga kala gooshto magaallooyinka Addis […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Boeing 737 ayaa la sheegay inay saakayto burburtay, xilli ay ku sii jeeday Nairobi, sidaas waxaa Twitter-kiisa ku sheegay Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Abiy Ahmed.

Waxa uu u tacsideeyey dadkii ku geriyooday Diyaaradaasi.

- Advertisement -

Ma kala cadda tirada rakaabkii la socday Diyaaraddaasi oo ku jirtay duullimaadkeeda caadiga ee ay isaga kala gooshto magaallooyinka Addis Abeba iyo Nairobi.

Dhinaca kale, Afhayeen u hadlay Shirkadda Ethiopian Airlines ayaa xaqiijiyey shilkaasi, isagoo sheegay inay Shirkaddu hadal-qoraal ka soo saari doonaan faahfaahinta shilkaasi.

Rakaabka diyaarada burburtay saarnaa ayaa waxaa lagu sheegay in ay gaarayaan ilaa iyo 149 qof,iyo 8 Shaqaalle.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah duullimaadyadda Diyaaradaha ee saakayto ka hinqan lahaa  Garoonka Diyaaradaha ee Addis Ababa ayaa dib  loo dhigay, halka kuwa kalena la kansal-gareeyey.

 

 

la soco faah fahinta Goordhow Insha Allaah.  

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts