HomeCaalamkaAkhriso:-Sababta uu isku Casilay Wasiirkii Caafimaadka Dalka Tunisia

Akhriso:-Sababta uu isku Casilay Wasiirkii Caafimaadka Dalka Tunisia

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiir C/ra’uuf Al-shariif ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilkiisa, kadib, markii ay 11 carruur ku geeriyoodeen Isbitaal muddo 24-saac gudaheeda. Wakaalladda Wararka dalkaasi ee TAP ayaa sheegtay in Wasiirka Caafimaadka iyo Dacwad-oogayaasha Tunisia’s health minister Abdel-Raouf El-Sherif ayaa bilaabay baaritaan lagu ogaanayo waxa ay u geeriyoodeen carruurtaasi, iyadoo la tuhunsan yahay inay u geeriyoodeen […]

- Advertisement -

Wasiir C/ra’uuf Al-shariif ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilkiisa, kadib, markii ay 11 carruur ku geeriyoodeen Isbitaal muddo 24-saac gudaheeda.

Wakaalladda Wararka dalkaasi ee TAP ayaa sheegtay in Wasiirka Caafimaadka iyo Dacwad-oogayaasha Tunisia’s health minister Abdel-Raouf El-Sherif ayaa bilaabay baaritaan lagu ogaanayo waxa ay u geeriyoodeen carruurtaasi, iyadoo la tuhunsan yahay inay u geeriyoodeen dhiig caabuq ama Infeshinka leh oo lagu shubay carruurtaas

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories