HomeWararTirada Ciiddanka Mareykanka ee Hawlgalka ka wada Somalia oo la shaaciyey inaan...

Tirada Ciiddanka Mareykanka ee Hawlgalka ka wada Somalia oo la shaaciyey inaan la dhimi doonin

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM, Jeneral Thomas Waldhauser ayaa sheegay in Qorshaha lagu jarayo Milliteriga Maraykanka aysan ku jirin Ciiddanka Hawlgalladda ka wada dalalka Somalia iyo Liibiya, o oay Maraykanka ka fuliyaan duqeymo Diyaaradeed. Jeneral Thomas Waldhauser waxa uu hadalkaasi ka sheegay Warbixin uu maalintii Khamiista ahayd siiyey Xildhibaanadda Kongareeska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM, Jeneral Thomas Waldhauser ayaa sheegay in Qorshaha lagu jarayo Milliteriga Maraykanka aysan ku jirin Ciiddanka Hawlgalladda ka wada dalalka Somalia iyo Liibiya, o oay Maraykanka ka fuliyaan duqeymo Diyaaradeed.

Jeneral Thomas Waldhauser waxa uu hadalkaasi ka sheegay Warbixin uu maalintii Khamiista ahayd siiyey Xildhibaanadda Kongareeska Maraykanka, wuxuuna xusay in 300 Askari laga jari doono Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika marka la gaaro bisha June ee sannadka soo socda ee 2020-ka.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay 6,000 oo Askar Maraykan ah haatan ku sugan yihiin Qaaradda Afrika, iyadoo in ka badan 4,000 ka mid ah ay joogaan Saldhigga Maraykanka ku leeyihiin dalka Jabuuti.

Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM, Jeneral Thomas Waldhauser waxa Warbixintiisa ku sugay inay 500 Askar Maraykan ah ku sugan yihiin gudaha Somalia, kuwaasi oo uu sheegay inay fuliyaan Hawldalladda Duqeymaha ee ay la beegsadaan fariisimadda Dagaalamayaasha Al-shabaab, waa sida u uhadalka u yiri.

Dhinaca kale, AFRICOM waxay horey u sheegtay inay sannadkan  qaadeen 24 duqeyn oo  ay ku dileeen 236 Dagaalamayaal Alshabaab, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts