HomeCaalamkaSawirro:-Raxan Haramacad oo la sheegay inay Ido badan ku dileen dalka...

Sawirro:-Raxan Haramacad oo la sheegay inay Ido badan ku dileen dalka Kenya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Beeraley lagu magacaabo Juliyas Kinayiya oo deggan Degmadda Kajiyaado oo 80-Km dhanka Koonfur kaga toosan magaalladda Nairobi ayaa sheegay inay Haramacad soo weerareen Xero ay ku jireen Ido uu lahaa, halkaasina ay ku dileen, kuna cuneen 15-neef oo Ido ah. Milkiilaha waxa uu sheegay inuu qorsheynayey inuu iska iibiyo Idahaasi, si uu ugu iibsado sac […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Beeraley lagu magacaabo Juliyas Kinayiya oo deggan Degmadda Kajiyaado oo 80-Km dhanka Koonfur kaga toosan magaalladda Nairobi ayaa sheegay inay Haramacad soo weerareen Xero ay ku jireen Ido uu lahaa, halkaasina ay ku dileen, kuna cuneen 15-neef oo Ido ah.

Milkiilaha waxa uu sheegay inuu qorsheynayey inuu iska iibiyo Idahaasi, si uu ugu iibsado sac caano badan laga maali karo.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Sarkaalka Hay’adda Adeegga Duur-joogta ee dalkaasi ugu qaabilsan Aaggaasi, Danyel Kiru waxa uu kula taliyey Beeralayda  inay xayndaab xooggan oo silig adag leh ku dhistaan meelaha ay Xoolaha ku hoydaan ee mooradda u ah.

Agaasimaha Hay’adda Duur-joogta ee Gobalka Kajiyado, Muteru Najauini waxa uu sheegay inay kordhayaan  colaadda u dhexeysa dadka iyo Duur-joogta, taasina ay thaay mushkilad weyn.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts