HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Imaaraadka Carabta

Sawirro:-Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Imaaraadka Carabta

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray dalka Imaaraadka carabta ka dib marti-qaadkii rasmiga ahaa ee uu ka helay wadankaas Madaxweynuhu maantana ugu safray Imaaraadka Carabta. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii uu gaaray Garoonka diyaaradaha Magaalada Abu dhabi ee caasimada wadanka UAE, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey Wasiirka Caddaaladda ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray dalka Imaaraadka carabta ka dib marti-qaadkii rasmiga ahaa ee uu ka helay wadankaas Madaxweynuhu maantana ugu safray Imaaraadka Carabta.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii uu gaaray Garoonka diyaaradaha Magaalada Abu dhabi ee caasimada wadanka UAE, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey Wasiirka Caddaaladda ee Imaaraadka, Sultan bin Saeed Al Badi Al Dhaheri iyo Mas’uliyiin ka tirsan dawladda Imaaraadka.

- Advertisement -

Muuse Biixi iyo wafdiga la socdo ayaa waxa ay maalmaha soo socda guda gali-doonaan kulamaddii rasmiga ahaa ee ay la qaadanayeen Mas’uuliyiinta sar sare ee dawladda imaraadka carabta.

Safarka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ku gaaray dalka isu-tagga Imaaraadka carabta, ayaa ah kii labaad ee uu dalkaas ku tago tan iyo intii uu xilka qabtay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts