HomeCaalamkaSawirro:-Burcad-Baddeed Soomaali ah oo laga waabiyey Markab ay qafaalan lahaayeen

Sawirro:-Burcad-Baddeed Soomaali ah oo laga waabiyey Markab ay qafaalan lahaayeen

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Telefishinka dalka Iiraan ayaa sheegay in Ciiddanka Badda ay waabiyeen Burcad-baddeed weerartay Markab nooca Booyadle Shidaal, kaasi oo marayey Gacanka Cadmeed ee u dhexeeya Somalia iyo Yemen. Burcad-baddeeda oo la sheegay inay la socdeen 11 doonyaha nooca dheereeya (speedboats) waxay si saf-mar ah u weerareen Markabkaasi oo waday xamuul dhan 150,000 oo tan. Ciiddanka Badda […]

- Advertisement -

Telefishinka dalka Iiraan ayaa sheegay in Ciiddanka Badda ay waabiyeen Burcad-baddeed weerartay Markab nooca Booyadle Shidaal, kaasi oo marayey Gacanka Cadmeed ee u dhexeeya Somalia iyo Yemen.

Burcad-baddeeda oo la sheegay inay la socdeen 11 doonyaha nooca dheereeya (speedboats) waxay si saf-mar ah u weerareen Markabkaasi oo waday xamuul dhan 150,000 oo tan.

- Advertisement -

Ciiddanka Badda Iiraan ma aysan sheegin haddii uu khasaaro soo gaaray Markabka la weeraray iyo kooxihii weeraray, oo iyagu la sheegay inay baxsadeen.

Maraakiibta Dagaalka Iiraaan waxay sanooyinkii la soo dhaafayhawlgallo ilaalo ah ka wadeen Badweynta Hindiya iyo Gacanka Cadmeed, si ay Burcad-baddeeda Soomaalida uga badbaadiyaan Maraakiibta Iiraan ee uu marinkooda yahay Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed iyo Gacanka Hormuzka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories