HomeCaalamkaMadaxweyne Museveni oo sheegay in Somalia looga baahan yahay rabshadaha

Madaxweyne Museveni oo sheegay in Somalia looga baahan yahay rabshadaha

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweeri Museveni waxa uu markii 3-aad  xadgudub u geystay Haybadda Somalia, kadib, markii uu  Danjiraha u jooga Burundi ugu baaqay inuu soo codsado in loo wareejiyo Somalia, si uu falalka colaadaha uga fuliyo Somalia oo uu xusay in looga baahan yahay. Madaxweynaha ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan Heer Wasiir oo looga hadlayey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweeri Museveni waxa uu markii 3-aad  xadgudub u geystay Haybadda Somalia, kadib, markii uu  Danjiraha u jooga Burundi ugu baaqay inuu soo codsado in loo wareejiyo Somalia, si uu falalka colaadaha uga fuliyo Somalia oo uu xusay in looga baahan yahay.

Madaxweynaha ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan Heer Wasiir oo looga hadlayey Qaxootiga ku nool dalalka ku teedsan Harooyinka Waa weyn.

- Advertisement -

Waxa uu soo hadal qaaday fal uu Danjiraha Uganda u jooga dalka Burundi, Matayo Kayaligonza labo isbuuc ka hor ku dharbaaxay Haweeney ka tirsan Ciiddanka Waddooyinka oo  lagu magacaabo saddex alifle Esther Namaganda, taasi oo Garaiga Danjiraha ku joojisay waddo ku taalla Deegaanka Seeta,

Madaxweyne Museveni waxa uu tilmaamay in Danjirahaasi oo ah Jeneral Hawlgab ah la soo taago sharciga falkii uu ku dharbaaxay Haweeney taraafiko oo waajibkeeda gudanaysay.

“Dhawaan, Jeneralka hawlgabka waxa uu dharbaaxay Haweeney Askariyad ah, haatan waxa u uJeneraalkaasi wajahi doonaa Sharciga, waayo Adiga fasax uma haysatid inaad dadka dharbaaxdo, kuna qeyliso” ayuu yiri Madaxweynaha Uganda oo 31-sanno hayey Tlaada dalkaasi.

- Advertisement -

Waxa uu Museveni sii raaciyey: “Haddii aad xanaaqsan tahay  oo xoog is-bidayso, waxaad I weydiisan kartaa fasax, waxaan kuu daad-gureyn doonaa Somalia, halkaasi oo Adeegyada colaadaha iyo rabshadaha looga baahan yahay”.

Dhinaca kale, Madaxweyne Museveni waxa uu hawlgalka Nabad-ilaalinta Somalia ee AMISOM iyo Hawlgalka QM ee Deganaanshaha dalka Kongadda Dimuqraadiga ku tilmaamay sidii “ Jilitaanka Masraxiyad” oo kale.

Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Uganda waxa uu ugu baaqay Khubarada go’aanadda colaadaha inay taxliiliyaan qoddobka ku aadan Dowladaha tabarta daran iyo inay Wasiiradda kula taliyaan Xalista arrimahaasi.

Si kastaba ha ahaatee, Madaxweynaha Uganda, waxa uu horey Somalia ugu tilmaamay dal aysan Dowlad kaj irin, isagoo aan wax raalli-gelin ah ka bixinin Bah-dilka uu ku hayo Somalia oo ay ka joogaan Kumanaan Askar uu ku biilo Kharajka ay ka helaan Hawlgalka ay u joogaan Somalia.

 

Xigasho: Monitor, Uganda

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts