HomeMaqalDhageyso:-Guddi loo Magacaabay Aaska Wasiir Xoosh

Dhageyso:-Guddi loo Magacaabay Aaska Wasiir Xoosh

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo Aas Qaran diyaariya. Xubnaha Guddiga ayaa kala ah. 1-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Fuuleed 2-Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Axmed Ciise Cawad 3-Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Abuukar Islow 4-Wasiirka waxbarashada Mudane Cabdullaahi Goodax Barre 5-Wasiirka Warfaafinta Mudane […]

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo Aas Qaran diyaariya.

Xubnaha Guddiga ayaa kala ah.

- Advertisement -

1-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Fuuleed

2-Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Axmed Ciise Cawad

3-Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Abuukar Islow

- Advertisement -

4-Wasiirka waxbarashada Mudane Cabdullaahi Goodax Barre

5-Wasiirka Warfaafinta Mudane Daahir Maxamuud Geelle

6-Wasiirka Kalluumeysiga Mudane C/raxmaan Cabdi Xaashi

7-Wasiir ku xigeenka Dastuurka Mudane Xuseen Cabdi Cilmi

Ra’iisul wasaaraha ayaa ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu ka baxay uga tacsiyeeyey geeridii ku timid wasiirkii Dastuurka Soomaaliya

Hoos ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories