HomeWararSawirro:-Wefdi hordhac u ah Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Magaalada Kismaayo

Sawirro:-Wefdi hordhac u ah Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wefdi hordhac Ra”iisul-Wasaaraha Soomaaliya ayaa goordhow waxa ay gaarewen magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubada Hoose halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan maamulkan Jubbaland.

Sidoo kalana wefdiga ka socday Xafiiska R”iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa ka mid ahaa ciidamo khaas ah oo la socday diyaaradda kuwaas oo qeyb ka qaadanaya sugidda amniga inta wefdiga halkaas ay joogaan.

- Advertisement -

Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta ayaa gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland waxaana halkaas ka socota qaban-qaabada lagu soo dhaweynayo weftiga Ra”iisul-Wasaaha.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories