HomeWararWararkii ugu dambeeyay Haweeney Ergo aheyd oo Caawa lagu dilay Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay Haweeney Ergo aheyd oo Caawa lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya rag hubesyan oo Caawa gudaha degmada Boondheere ee Gobolka Banadir ku dilay Haweeyney Ergo aheyd. Waxaa la sheegay in Haweeyneyda la dilay ay kamid ah aheyd Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya,isla markaana rag ku hubeysnaa Bastoolado ay toogteen. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya rag hubesyan oo Caawa gudaha degmada Boondheere ee Gobolka Banadir ku dilay Haweeyney Ergo aheyd.

Waxaa la sheegay in Haweeyneyda la dilay ay kamid ah aheyd Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya,isla markaana rag ku hubeysnaa Bastoolado ay toogteen.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa waxa ay u sheegeen in falkan uu ka dhacay Nawaaxiga gurideed oo ku yaalla Boondheere .

Warar aan heleyno ayaa sheegaya in Marxuumada la dilay lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Baxsan Boolaay,iyadoona ragii ka dambeeyay falkaasi ay goobta ka baxsadeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa sida caadada aheyd tegay halkaasi,isla markaana sameeyay baaritaano aan wax natiijo ah ka soo bixin.

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa mudooyinkaan dambe ku soo batay dilalka qorsheysan oo ay geysanayaan ragga ku hubeysan Bastooladaha,waxaana Mas’uuliyooda sheegta  Al-shabaab.

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts