HomeWararVilla Soomaaliya oo sheegtay in aysan marnaba ka tanaasuli doonin taako kamid...

Villa Soomaaliya oo sheegtay in aysan marnaba ka tanaasuli doonin taako kamid ah Dalka

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa Maanta waxaa la filayaa in uu dhexdhexaadiyo Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta, waana Kulankii ugu horreeyey ee ay Labada Hoggaamiye weji-ka-weji u yeeshaan tan iyo markii ay Dowladda Kenya soo cayriyeen  Danjirihii Somalia, kuna eedeeyeen Somalia inay xaraashayaan Xirmooyinka Shidaalka iyo Gaaska ee Xuduud-baddeedkooda.

Dhinaca kale dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay Mowqifkeeda Dacwada Muranka Badda ee yaalla Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ ee fadhigeedu yahay Magaalada the Hague ee Dalka Holland.

- Advertisement -

Cabdinuur Maxamed Axmed oo ah Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada oo Radio Dalsan kula hadlay qadka telefoonka Nairobi ayaa waxa uu u sheegay in aysan marnaba dowlada ka tanaasuli doonin taako kamid ah dalka.

Sidoo kale Cabdinuur ayaa tilmaamay in kiiska muranka Badda ee yaallo Maxkamadda ICJ ay Soomaaliya ka war dhowreeyso natiijada ka soo baxda Maxkamadda,isla markaana aysan wax hadal ah ka furneyn arrintaasi.

Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa meel xun gaartay, kadib markii dowladda Kenya ay Soomaaliya ku eedeesay in London ay ku “xaraashtay” ceelal shidaal oo ku yaal xuduud badeedka lagu mursan yahay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories