HomeWararSawirro:-Taliye Indha-Qarshe oo Ciidamo tababar ugu soo xiray Gaalkacyo

Sawirro:-Taliye Indha-Qarshe oo Ciidamo tababar ugu soo xiray Gaalkacyo

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug aya Maanta waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya,iyadoo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Wafdiga Taliye Indha-Qarshe ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug,kan Degmada Gaalkacyo iyo Saraakiil Ciidan. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya […]

- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug aya Maanta waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya,iyadoo halkaasi lagu soo dhaweeyay.

Wafdiga Taliye Indha-Qarshe ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug,kan Degmada Gaalkacyo iyo Saraakiil Ciidan.

- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Janeraal Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) ayaa si wada jir ah tababar ugu soo xiray Magaalada Gaalkacyo Cutubyo ka tirsan Ciidanka Danab ee Xooga dalka Soomaaliya.

Munaasabadda Ciidanka tababarka loogu soo xirayay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Saraakiisha Ciidanka Danab ee Maamulka Galmudug  iyo In ka badan 70 askari,kuwaasi oo dhameystay tababar muddooyinkii dambde u socday.

Ugu dambeyntii Munaasabada ayaa waxaa hadal kooban ka jeediyay Taliyaha Ciidanka Danab ee deegaanada Galmudug Cabdicasiis Cabdullaahi,sidoo kalena waxaa Ciidamada lagula dardaarmay in Al-shabaab ay ka saaraan deegaanada Galmudug ay kaga sugan yihiin.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories