HomeWararSawirro:-Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Muqdisho iyo Banaanbax xoogan oo socda

Sawirro:-Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Muqdisho iyo Banaanbax xoogan oo socda

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Waxaa Goordhow Askari ka tirsan Ciidamada Canshuurta qaada ee loo yaqaano Minashiibiyada uu Darawal Mooto Bajaaj ku dilay Isgooyska Sanca ee Magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in dilkan uu ka dhacay Bartamaha Isgoyska Sanca,isla markaana Askariga ka tirsan Ciidanka Minashiibiyada u geystay Darawalkaas. Sidoo kale […]

- Advertisement -

Waxaa Goordhow Askari ka tirsan Ciidamada Canshuurta qaada ee loo yaqaano Minashiibiyada uu Darawal Mooto Bajaaj ku dilay Isgooyska Sanca ee Magaalada Muqdisho.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in dilkan uu ka dhacay Bartamaha Isgoyska Sanca,isla markaana Askariga ka tirsan Ciidanka Minashiibiyada u geystay Darawalkaas.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in askariga dilka geystay iyo Darawalka Mooto Bajaajle ahaa falka inta uusan dhicin muran uu soo kala dhexgalay labada dhinac,hayeeshee markii dambe uu rasaas madaxa ugu dhuftay,isagoo durbo goobta ku geeriyooday.

Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa haatan ka socda banaanbax xoogan ,kaasi oo dhigayaan qaar kamid ah dhalinyarada kaxeeysa Mooto Bajaajta,iyagoona aad uga soo horjeeda dilkii loo gesytay Darawalkii waday Bajaajta.

Laba habeen kahor ayay aheyd markii Askari ka tirsan Ciidanka dowlada Soomaaliya uu Isgoyska Sanca ku dilay Darawal watay Mooto Bajaaj,xili halkaas uu ku sugnaa.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories