HomeWararAkhriso:-Maxay ku heshiiyeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya?

Akhriso:-Maxay ku heshiiyeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya?

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Fududeyn uu sameeyey Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed waxay Labada Madaxweyne ee Somalia iyo Kenya maanta kulan ku yeesheen Aqalka Dowladda Kenya ee magaalladda Nairobi. Warbaahinta Dowladda Ethiopia ee FBC ayaa soo xigatay ilo ka tirsan labada waddan ee uu Khilaafku ka dhexeeyo. Hadal ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Ethiopia ayaa lagu sheegay in Natiijadda ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fududeyn uu sameeyey Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed waxay Labada Madaxweyne ee Somalia iyo Kenya maanta kulan ku yeesheen Aqalka Dowladda Kenya ee magaalladda Nairobi.

Warbaahinta Dowladda Ethiopia ee FBC ayaa soo xigatay ilo ka tirsan labada waddan ee uu Khilaafku ka dhexeeyo.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Ethiopia ayaa lagu sheegay in Natiijadda ka soo baxday Wada-xaajoodkaasi dhigayo inay Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta isku raaceen inay si wadajir ah uga wada shaqeeyaan Nabadda iyo inay qaadaan tallaabooyin, gaar ahaan qoddobka khaaska ee gilgilay Xiisadaha labada dal.

Somalia iyo Kenya waxaa ka dhexeeya muran xuduud-baddeed ku yaalla Badweynta Hindiya, kaasi oo ku fadhiya masaafo dhan 10,000 oo KM oo isku wareeg ah.

Xigasho: FBC, Ethiopia.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts