HomeWararHay’adda la dagaalanka HIV/AIDS-ka ee Puntland (PAC) oo sheegtay in rag kufsi...

Hay’adda la dagaalanka HIV/AIDS-ka ee Puntland (PAC) oo sheegtay in rag kufsi geystay ay qabaan cudurka HIV /AIDS

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Hay’adda ayaa ka dalbatay laamaha amniga iyo xeer-ilaalinta Puntland in Virus-ka HIV laga baaro, dhammaan dadka ku eedaysan arrimaha kufsiga ee ku xiran xabsiyada.

Agaasimaha guud ee hay’adda PAC, ayaa sheegay in ay jiraan dad la nool Virus-ka HIV oo ku eedaysan arrima la xiriira kufsi, sidaasi darteedna ay muhiimtahay in xanuunka laga badbaadiyo dhibbanayaasha kufsiga loo geyto.

- Advertisement -

Hadalka (PAC) ayaa imaanaya xili eedeysanayaal Dhawaan kusfsi Magaalada Gaalkacyo gabar ugu geystay lagu hayo xabsiga Garoowe.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories