HomeMaqalDhageyso:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kormeer ku tegay Xabsiga Dhexe ee Xamar

Dhageyso:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kormeer ku tegay Xabsiga Dhexe ee Xamar

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Axmad iyo senataro ayaa waxaay kormereen xabsiga dhaxe ee xamar oo ay ku xiranyihiin Maxabiis danbiyo kala duwan ku xukuman. Waxaa ku soo dhaweyay xabsiga taliyaha ciidanka asluubta soomaaliyeed Sareye […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Axmad iyo senataro ayaa waxaay kormereen xabsiga dhaxe ee xamar oo ay ku xiranyihiin Maxabiis danbiyo kala duwan ku xukuman.

Waxaa ku soo dhaweyay xabsiga taliyaha ciidanka asluubta soomaaliyeed Sareye Guud Bashiir Maxamed Jaamac .

- Advertisement -

Masuuliyiintaan ayaa booqday maxabiista iyagoo ka xog wareesteen cunooyinka ay cunaan iyo jiifka sidoo kale wax ay soo arkeen maxabiis uu taliska barayo garaacista noocyada kala duwan ee musigada si dhalinyarada ay u helaan xirfado ay ku shaqeestaan markii uu dhamaado xunkooda.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Taliyaha Ciidanka Asluubta ku aamanay sida uu masuuliyad isga saray in maxaabiista ay helaan nolol dhameestiran .

 

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Guddoomiye Cabdi Xaashi. 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts