HomeCaalamkaBukaan ku nool London oo noqday qofkii labaad ee laga nadiifiyey Fayriska...

Bukaan ku nool London oo noqday qofkii labaad ee laga nadiifiyey Fayriska Cuddurka AIDS-ka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Professor Ravindra Gupta oo ah  Khabiir ku takhasusay  HIV Biologist ayaa xaqiijiyey in Bukaan Reer London noqday qof laga nadiifiyey Cuddur-sidaha HIV ee Cuddurka AIDS-ka. Professor Ravindra Gupta oo ah Dhakhtarka Bukaanka laga nadiifiyey HIV AIDS-ka ayaa sheegay inaysan haba yaraate wax Virus ah oo ku jira dhiigga Bukaankaasi oo muddo 3 sanno ah lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Professor Ravindra Gupta oo ah  Khabiir ku takhasusay  HIV Biologist ayaa xaqiijiyey in Bukaan Reer London noqday qof laga nadiifiyey Cuddur-sidaha HIV ee Cuddurka AIDS-ka.

Professor Ravindra Gupta oo ah Dhakhtarka Bukaanka laga nadiifiyey HIV AIDS-ka ayaa sheegay inaysan haba yaraate wax Virus ah oo ku jira dhiigga Bukaankaasi oo muddo 3 sanno ah lagu waday Daaweyn la xiriirta ka-soo-kabashadda Cuddurkaasi.

- Advertisement -

Dhakhtarka oo hoggaaminayey Koox Dhakhaatiir ayaa waxay daaweeynayeen Bukaankaasi, wuxuuna sheegay inkastoo ay daaweeyeen, haddana inaysan oran karin waa lagu wada guuleystay daaweyntiisa oo qaadatay muddo 3-sanno ah, si uu Jirkiisa difaac ugu yeesho inuu dhiigga ka nadiifiyo Viruska keena AIDS-ka oo aan weli loo helin  daawo rasmi ah, marka laga reebo kuwo lagu xakamaynayo khatartiisa.

Dhinaca kale, Bukaankii u horreeyey ee Calaamka ee loo aqoonsan yahay in laga daaweeyey Virus-ka AIDS-ka waxa uu dhashay Maraykanka.

Bukaankaasi oo lagu magacaabo Timothy Brown waxa uu daaweyn  noocaasi ah ayaa waxa uu ku qaatay dalka Jarmalka sannadkii 2007-dii.

- Advertisement -

Labadaasi Bukaan waxay heleen Unugyo lafta dhuuxa ee dhabarka oo loogu deeqay oo loo yaqaano CCRS delta 32” oo awood u leh iska-caabinta Fayriska HIV-ga.

Dhakhaatiirta waxay horey ugu fashilmeen Isku-adyo ay ku doonayeen inay Bukaano kale kaga daaweynaan Cuddur-sidaha HIV AIDS-ka.

Si kastaba ha ahaatee, Warbixintaasi oo maanta lagu soo daabacay Wargeyska lagu magacaabo “The Journal Nature” ayaa waxa uu rajo gelin karaa Malaayiin qof oo la daalla-dhacaya Cuddurka AIDS-ka, iyadoo Tiro-koob la sameeyey sannadkii 2017-kii lagu sheegay in guud ahaan Caalamka 36.9 million oo qof  ay haatan la nool yihiin Cuddurka Khatarta ee AIDS-ka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts