HomeWararXiisad Caawa ka taagan Magaalada Cadaado

Xiisad Caawa ka taagan Magaalada Cadaado

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa halkaasi ay ka taagan tahay Xiisad u dhexeeysa Ciidanka nabadsugida Galmudug iyo Maleeshiyaad hubeysan. Ciidamada nabadsugida maamulka Galmudug iyo Maleeshiyaadka hubeysan ayaa waxaa la sheegay inay isku heystaan Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ee Cadaado,isla markaana ay is hor fadhiyaan. Maleeshiyaadka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa halkaasi ay ka taagan tahay Xiisad u dhexeeysa Ciidanka nabadsugida Galmudug iyo Maleeshiyaad hubeysan.

Ciidamada nabadsugida maamulka Galmudug iyo Maleeshiyaadka hubeysan ayaa waxaa la sheegay inay isku heystaan Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ee Cadaado,isla markaana ay is hor fadhiyaan.

- Advertisement -

Maleeshiyaadka ayaa waxaa la sheegay in ay diidan yihiin inay wareejiyaan amniga Xaruntaasi kuna wareejiyaan Ciidanka nabadsugida,maadaama muddooyinkii dambe ay gacanta ku haayeen.

Wariyaha Warbaahinta Dalsan ee ku sugan Magaalada Cadaado ayaa soo sheegaya in mararka qaar Caawa gudaha Cadaado laga maqlayo rasaas dhaceysa,isla markaana ay taagan tahay Xiisad u dhexeeysa Ciidanka nabadsugida Galmudug  iyo Maleeshiyaad hubeysan.

Sidoo kale Goobaha ganacsiga ee ku yaalla Xaafaddo ka tirsan Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa Caawa la sheegayaa inay xiran yihiin oo dad qaarkood ay isaga xaroodeen guryadooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts