HomeWararMeyd horleh oo laga soo saaray dhismo ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama

Meyd horleh oo laga soo saaray dhismo ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo ka baxaya weerarkii dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ay ku qaadeen dhismayaal ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho. Dhismaha Hilaac UK ayaa waxaa laga soo saaray Meydka Wiil dhalinyaro ah,kaasi oo la sheegay in uu dhismaha kusoo dumay,isla markaana waxaa halkaasi howlo ka wada gaadiidka Cagaf […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo ka baxaya weerarkii dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ay ku qaadeen dhismayaal ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Dhismaha Hilaac UK ayaa waxaa laga soo saaray Meydka Wiil dhalinyaro ah,kaasi oo la sheegay in uu dhismaha kusoo dumay,isla markaana waxaa halkaasi howlo ka wada gaadiidka Cagaf cagafta oo dhulka hoostiisa baaraya si loo hubiyo in Meydad kale ay ku jiraan.

- Advertisement -

Ciidamada  sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano Gaashaan ayaa howlgal Saacado badan qaatay gelinkii dambe ee shalay kusoo afjaray weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen dhismayaal ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Dhismayaasha uu weerarka ka dhacay ayaa waxaa ka socda howlgalo xoogan,kuwaasi oo lagu baadigoobayo in ay weli halkaasi ku jiran Meydadka dad qaarkood oo la’la yahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts