HomeWararDowladda Mareykanka oo si kulul u cambaaraysay weerarkii Al-shabaab ee Muqdisho

Dowladda Mareykanka oo si kulul u cambaaraysay weerarkii Al-shabaab ee Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

War-saxaafadeed kooban oo ka soo baxay Hawlgalka Maraykanka ka jooga Somalia ayaa lagu sheegay inay si kulul u cambaaraynayaan Weeraradii iyo Qaraxyaddii ay Alshabaab  habeenkii Khamiistii la soo dhaafay oo ay bishu ahayd Feberaayo 28-ka ka geysteen Magaalladda Muqdisho.

Qoraalka waxaa lagu ammaanay geesinimadda ay Ciiddanka DFS muujiyeen iyo sida ay u soo badbaadiyeen dadkii rayidka ahaa iyo taakuladda ay siiyeen dadkii dhaawacmay.

- Advertisement -

Dhinaca kale, War-saxaafadeedka waxaa lagu sheegay inay Dowladda Maraykanka mar kale xaqiijinayso dadaalka xooggan ee ay siinayaan DFS iyo dadka Soomaaliyeed iyo dadaalka Beesha Calaamiga si loo dhiso dal xooggan  oo dadka  Soomaaliyeed u horseedaya Barwaaqo iyo Mustqbal.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories