HomeWararBanaanbax looga soo horjeedo Dil loo geystay Darawal Mooto Bajaaj oo ka...

Banaanbax looga soo horjeedo Dil loo geystay Darawal Mooto Bajaaj oo ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa xalay fiidkii Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho Askari ka tirsan Ciidanka dowlada Soomaaliya uu ku dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlya Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in dilka uu ka dhacay Bartamaha Isgoyska,isla markaana askariga uu si bareer ah u dilay Darawalka bajaajle ahaa xili halkaasi uu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa xalay fiidkii Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho Askari ka tirsan Ciidanka dowlada Soomaaliya uu ku dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlya Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in dilka uu ka dhacay Bartamaha Isgoyska,isla markaana askariga uu si bareer ah u dilay Darawalka bajaajle ahaa xili halkaasi uu ku sugnaa.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la shgeegay in Askariga dilka geystay iyo Darawalka muran uu soo kala dhexgalay inta uusan falka dhicin,hayeeshee markii dambe uu rasaas ku dhuftay,isagoona durbo goobta ku geeriyooday.

Dhinaca kale qaar kamid ah Darawalada Mooto Bajaajta ee ka shaqeeysa gudaha Magaalada Muqdisho ayaa xalay banaanbax looga soo horjeedo dilkii loo geystay Darawalkii Bajaajle ahaa ka dhigay Isgoyska Sanca ee Muqdisho.

Askarigii ka tirsanaa Ciidanka dowlada Soomaaliya dilka u geystay Mooto bajaajlaha ayaa  la sheegay in si deg deg ah uu goobta uga baxday.

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa muddooyinkii dambe ku soo badanayay dilalka  loo geysanayo Darawalada  Mooto Bajaajta,kuwaasi oo inta badan ay geystaan Askarta ka tirsan Ciidamada dowlada Soomaaliya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts