HomeWararAkhriso:-Puntland oo Dil Toogasho ah ku riday Rag lagu eedeeyay kufsi wadareed

Akhriso:-Puntland oo Dil Toogasho ah ku riday Rag lagu eedeeyay kufsi wadareed

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Maxkamadda Sare ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta waxa ay xukun ku riday 5 Nin oo lagu eedeeyay inay kufsi wadareed ka geysteen Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Maxkamadda Puntland ayaa Eedeeysanayaasha ku xukuntay Dil Toogasho ah,isla markaana waxaa Taliyaha Xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe lafaray in uu Xabsiga ku sii haayo Eedeeysanayaasha. Hoos ka […]

- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta waxa ay xukun ku riday 5 Nin oo lagu eedeeyay inay kufsi wadareed ka geysteen Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Maxkamadda Puntland ayaa Eedeeysanayaasha ku xukuntay Dil Toogasho ah,isla markaana waxaa Taliyaha Xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe lafaray in uu Xabsiga ku sii haayo Eedeeysanayaasha.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso xukun Maxkamadda Puntland ay Riday 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories