HomeWararSawirro:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo booqday dhaawacyada qaraxyadii xalay ee Muqdisho

Sawirro:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo booqday dhaawacyada qaraxyadii xalay ee Muqdisho

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa Isbitaalada Magaalada Muqdisho ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii xalay lagu qaaday Maqaayada Hilaac UK eek u taalla Wadada Maka Al-mukarama.

Xasan Sheekh iyo Xildhibaanda ayaa booqday Isbitaalka Digfeer,isagoona halkaasi dhiig ugu shubay dadkii ku dhaawacmay weerarkii ka dhacay Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Maqaayada Hilaac UK iyo dhismayaal kale oo ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa rag ka tirsan Al-shabaab wax ay ku qaadeen weerar ku bilowday qarxyo,waxaana ilaa iyo haatan la maqlayaa rasaas ka dhaceysa halkaasi.

Weerarka ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,waxaana dadka dhintay ay ka badan yihiin 15 qof,halka dhaawacana uu maro in ka badan 40 ruux.

Al-shabaab ayaa sheegaty Mas’uuliyadda weerarkaasi,isla markaana sheegay in rag ka tirsan iyaga ay ka dhex dagaalamayaan dhismo ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories