HomeWararSawirro:-Dad rayid ah oo laga soo badbaadiyay dhismayaal ku yaalla Wadada Maka...

Sawirro:-Dad rayid ah oo laga soo badbaadiyay dhismayaal ku yaalla Wadada Maka Al-Mukarama

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Waxaa weli kacsan Xaaladda dhismayaal ku dhow Hotelada Hilaac UK iyo Maka Al-Mukarama ee ku yaalla Magaalada Muqdisho,kadib markii halkaasi rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaadeen. Ciidamada amaniga dowlada Soomaaliya ayaa goobo halkasi ku yaalla ka soo badbaadiyay dad rayid ah oo ku Go’doonsanaa,isla markaana waxa ay wadaan […]

- Advertisement -

Waxaa weli kacsan Xaaladda dhismayaal ku dhow Hotelada Hilaac UK iyo Maka Al-Mukarama ee ku yaalla Magaalada Muqdisho,kadib markii halkaasi rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaadeen.

Ciidamada amaniga dowlada Soomaaliya ayaa goobo halkasi ku yaalla ka soo badbaadiyay dad rayid ah oo ku Go’doonsanaa,isla markaana waxa ay wadaan sidii ay u soo afjari lahaayeen weerarkii dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab xaly ay ku qaadeen Maqaayada Hilaac UK iyo goobo kale.

- Advertisement -

Weli ma jiro wax war ah oo ka soo baxay laamaha amniga dowlada Soomaaliya oo ku aadan weerarka ku bilowday qaraxyada ee ka socda dhismayaal  ku yaalla Wadada Maka Al-Mukarama.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories