HomeCaalamkaQaxooti ku dayacan Koonfurta Syria oo la daad-gureyn doono

Qaxooti ku dayacan Koonfurta Syria oo la daad-gureyn doono

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Saraakiisha Raashiya ayaa sheegay inay diyaarinayaan sidii Qaxootigaaasi looga soo daad-gureyn lahaa Xeradda Qaxootiga ee Rukbaan, oo ku taalla meel ku dhow xuduudka Syria la wadaagaan dalka Urdun. Kumanaan Qaxooti ayaa  la sheegay inay  ku dhibaataysan yihiin Xeradaasi, iyadoo ay ka jirto cunto-yari iyo daawo la’aan. Milliteriga Raashiya iyo kuwa Dowladda Syria ayaa la shegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Raashiya ayaa sheegay inay diyaarinayaan sidii Qaxootigaaasi looga soo daad-gureyn lahaa Xeradda Qaxootiga ee Rukbaan, oo ku taalla meel ku dhow xuduudka Syria la wadaagaan dalka Urdun.

Kumanaan Qaxooti ayaa  la sheegay inay  ku dhibaataysan yihiin Xeradaasi, iyadoo ay ka jirto cunto-yari iyo daawo la’aan.

- Advertisement -

Milliteriga Raashiya iyo kuwa Dowladda Syria ayaa la shegay inay si wadajir ah hawlgalka daad-gureynta u bilaabi doonaan maalinta burrito.

Milliteriga Raashiya waxay ku eedeeyeen Milliteriga Maraykanka inay ku fashilmeen inay qaxootiga siiyaan daryeel horseedi kara sidii ay u sii joogi karaa Xeradda Qaxootiga ee Rukbaan oo hoy u ah 40,000 oo qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts