HomeWararDuqeyn ka dhacday deegaano ka tirsan gobalka Hiiraan

Duqeyn ka dhacday deegaano ka tirsan gobalka Hiiraan

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Diyaarado dagaal ayaa fiidkii hore ee xalay waxa ay duqeymo ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobalka hiraan kuwaas oo ay saldhigyo ku lahaayeen Alshabaab sida ay shaaciyeen masuuliyiin u hadlay maamulka gobalka Hiiraan. Duqeynta ayaa si gaar ah uga dhacday tuulooyin ay maamulkaan Alshabaab oo hoostaga degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan mana jirta ilaa iyo […]

- Advertisement -

Diyaarado dagaal ayaa fiidkii hore ee xalay waxa ay duqeymo ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobalka hiraan kuwaas oo ay saldhigyo ku lahaayeen Alshabaab sida ay shaaciyeen masuuliyiin u hadlay maamulka gobalka Hiiraan.

Duqeynta ayaa si gaar ah uga dhacday tuulooyin ay maamulkaan Alshabaab oo hoostaga degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan mana jirta ilaa iyo haatan cid xaqiijin karta khasaaraha soo gaaray ShabaabShabaab marka laga tago maamulka gobalka oo sheegay in ay jirto duqeyntaas dibna ay faah faahin ka bixin doonaa .

- Advertisement -

Diyaarado dagaal ayaa la sheegay sheegay in ay kaba gantaal ku dhufteen tuulada koobaad halka tan Kalana uu ku dhacay hal gantaan oo diyaaradi tuurtay sida ay ku warameen Ilo deegaanka ah oo diiday in magacooda loo adeegsado Warbaahinta sababo la xiriira amnigooda.

Maraykanka ayaa horay u sheegtay duqeymo diyaaradeed oo sidaan oo kale uga dhacay deegaano ka tirsan gobalka Hiiraan kuwaas oo lala beegsaday saldhigyo Alshabaab ay ku leeyihiin deegaano ka tirsan gobalka Hiiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories