HomeWararSawirro:-Maxaa looga hadlay Kulankii ugu horeeyay ee Golaha Wasiiradda cusub ee Koonfur...

Sawirro:-Maxaa looga hadlay Kulankii ugu horeeyay ee Golaha Wasiiradda cusub ee Koonfur Galbeed?

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Mohamed lafta–gareen ayaa Maanta shir Gudoomiyey Shirkii ugu horeyay Ee Golaha Wasiirada cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,

Waxana Shirka Ka soo qeyb Galey Dhamaan Wasiirada iyo Wasiir Kuxigeenada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Kulanka ayaa ugu horeen isku bartay Golaha wasiirada Koonfur Galbeed iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Waxana inta Badan looga Hadley Sidii ay Xilka ay isugu wareejin lahaayeen Wasiirada Cusub iyo Kuwa Hore sido kale sidii loo dar dar galin lahaa wax ka qabashada Dhibaatooyinka Ka Jira deegaanada Koonfur galbeed, ay ka mid yihiin Biyo yarida ,Amniga Caafimadka , waxbasharada , Cadaalada Iyo Furidda jidadka ay go’doomiyay Al- shabaab.

Shaley ayey aheyd Markii Cod Akhlabiyad ah ay ku ansixiyeen Xildhibaanada Baarlamanka Koonfur galbeed Soomaaliya Golaha Wasiirada Cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories