HomeWararDEG DEG:-Qarax Labaad oo Caawa ka dhacay Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Labaad oo Caawa ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Jugta qarax labaad ayaa haatan la maqlay waxaana uu ka dhacay Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho,kadib markii wax yar ka hor  halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan . Qaraxaasi ayaa waxaa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir,waxaana weli goobta ka socda gurmad deg deg ah. Xaaladda Wadada Maka Al-Mukarama ee […]

- Advertisement -

Jugta qarax labaad ayaa haatan la maqlay waxaana uu ka dhacay Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho,kadib markii wax yar ka hor  halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan .

Qaraxaasi ayaa waxaa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir,waxaana weli goobta ka socda gurmad deg deg ah.

- Advertisement -

Xaaladda Wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa Caawa ah mid kacsan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories