HomeWararAFRICOM oo sheegtay inay 200 oo Dagaalamayaal Alshabaab ku dileen duqeyn sannadkan.

AFRICOM oo sheegtay inay 200 oo Dagaalamayaal Alshabaab ku dileen duqeyn sannadkan.

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayey ku sheegteen inay saddexdii bilood ee la soo dhaafay duqeyn ku dileen ku-dhawaad 60 Dagaalamayaal Alshabaab, waa sida ay hadalka u dhigteen.

AFRICOM  waxay xustay inay duqeymo ay fuliyeen maalmihii Sabtida, Axadda iyo Isniinta ee Toddobaadkan ku dileen 55 Alshabaab, waa sida ay hadalkooda u dhigteenn.

- Advertisement -

Hadalka AFRICOM wxaay kaloo ku sheegteen in Dagaalamayaal Alshabaab ee oo tiradoodu guud dhan tahay 200 ay  dileen sannadkan 2019-kii, balse, ma jiraan warar ka madax bannaan sheegashadaasi.

Qoraalka AFRICOM waxay ku xuseen inaysan dad rayid ku geeriyoonin duqeymaha ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah Goballadda Somalia.

Si kastaba ha ahaatee,  500 Askar Maraykan ah ayaa ku sugan gudaha Somalia, kuwaasi oo badankooda la sheegay inay yihiin Ciiddanka Hawlgalladda Khaaska fuliya iyo kuwo tababar, La-talin iyo Taageero siiya Hawlgalladda ay Ciiddanka DFS fuliyaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories