HomeWararMadaxweyne Saciid Deni oo ka hadlay geeridii Xildhibaan Maxamed Faarax Mire

Madaxweyne Saciid Deni oo ka hadlay geeridii Xildhibaan Maxamed Faarax Mire

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Xildhibaan Maxamed Faarax Mire oo ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland. Sidoo kale Madaxweyne Deni ayaa tacsi u diray qoyskii,qaraabadii iyo dhammaan reer Puntland ee uu ka baxay Maxamed Faarax Mire,isla markaana waxa uu Alle uga baryay in uu Janadiisa Fardowso ka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Xildhibaan Maxamed Faarax Mire oo ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland.

Sidoo kale Madaxweyne Deni ayaa tacsi u diray qoyskii,qaraabadii iyo dhammaan reer Puntland ee uu ka baxay Maxamed Faarax Mire,isla markaana waxa uu Alle uga baryay in uu Janadiisa Fardowso ka waraabiyo.

- Advertisement -

Allaha u Naxariistee Xildhibaan Maxamed Faarax Mire oo ka tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa gelinkii dambe ee galabta ku geeriyooday Shil gaari oo ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Waaciye,kadib markii ay isku dhaceen Gaari uu watay Marxuumka iyo gaari kale oo ah nooca  xamuulka qaada,xili uu ku sii jeeday Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Maxamed Faarax Mire ayaa waxaa laga soo doortay deegaanada Gobolka Bari.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories