HomeWararGolaha Wasiiradda cusub ee Koonfur Galbeed oo la Ansixiyay

Golaha Wasiiradda cusub ee Koonfur Galbeed oo la Ansixiyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn waxa ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo,waxaana la horgeeyay Golaha Wasiirada cusub ee Koonfur Galbeed. Kulanka 7-aad ee fadhigiisa 2-aad ayaa waxaa Goobjoog ahaa 124 xildhibaan,intaasi kadib waxaa la guda galay cod u qaadista sidii loo ansixin lahaa Golaha Wasiirada,waxaana ogolaatay ansixinta 123 Xildhibaan,halka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn waxa ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo,waxaana la horgeeyay Golaha Wasiirada cusub ee Koonfur Galbeed.

Kulanka 7-aad ee fadhigiisa 2-aad ayaa waxaa Goobjoog ahaa 124 xildhibaan,intaasi kadib waxaa la guda galay cod u qaadista sidii loo ansixin lahaa Golaha Wasiirada,waxaana ogolaatay ansixinta 123 Xildhibaan,halka 1 xildhibaan uu diiday.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Shariif Sheekhuna Maye ayaa sheegay in ay ansax tahay ansixinta Golaha Wasiirada cusub ee Koonur Galbeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts