HomeCaalamkaDEG DEG:-Pakistan oo laga soo riday Diyaarad Dagaal iyo Duuliyihii oo badbaaday

DEG DEG:-Pakistan oo laga soo riday Diyaarad Dagaal iyo Duuliyihii oo badbaaday

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Diyaarad Dagaal oo ay leeyihiin Ciiddanka Cirka ee Pakistan, oo nooceedu ahaa F16 ayaa la sheegay in saakayto lagu soo riday xuduudka Gobalka Kashmiir. Hadal ka soo baxay Milliteriga dalka Hindiya ayaa l;lagu sheegay inay toogteen Diyaaradaasi oo ku soo xad-gudubtay Hawada dalka Hindiya. Duuliyihii Diyaaraddaasi ayaa la sheegay inuu Baarshuut kaga booday Diyaaradda, ka […]

- Advertisement -

Diyaarad Dagaal oo ay leeyihiin Ciiddanka Cirka ee Pakistan, oo nooceedu ahaa F16 ayaa la sheegay in saakayto lagu soo riday xuduudka Gobalka Kashmiir.

Hadal ka soo baxay Milliteriga dalka Hindiya ayaa l;lagu sheegay inay toogteen Diyaaradaasi oo ku soo xad-gudubtay Hawada dalka Hindiya.

- Advertisement -

Duuliyihii Diyaaraddaasi ayaa la sheegay inuu Baarshuut kaga booday Diyaaradda, ka hor intaysan ku hoobanin gudaha xuduudka Pakistan.

Diyaaradda ayaa la sheegay inay ku dhacday Dooxadda Laam oo ka tirsan Degmadda Nowshera ee Gobalka Pakhtunkhwa ee dalka Pakistan.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories