HomeCaalamkaDEG DEG:-Laba Diyaaradaha Dagaalka ee Hindiya oo la soo Riday iyo Duuliye...

DEG DEG:-Laba Diyaaradaha Dagaalka ee Hindiya oo la soo Riday iyo Duuliye gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciiddanka Cirka dalka Pakistan (PAF) waxay sheegeen inay burburiyeen 2 Diyaaradaha Dagaalka Hindiya oo ku soo xad-gudbay Hawada Pakistan, isla markaana ay Hal Duuliye gacanta ku dhigeen. Afhayeenka Milliteriga Pakistan, Sarreeye Gaas Asif Qafuur ayaa sheegay inay Ciiddanka Cirka Pakistan saakayto ka fal-celiyeen xad-gudbka Diyaaradaha Hindiya ee soo galay Hawada dalkooda, isla markaana ay 2 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka Cirka dalka Pakistan (PAF) waxay sheegeen inay burburiyeen 2 Diyaaradaha Dagaalka Hindiya oo ku soo xad-gudbay Hawada Pakistan, isla markaana ay Hal Duuliye gacanta ku dhigeen.

Afhayeenka Milliteriga Pakistan, Sarreeye Gaas Asif Qafuur ayaa sheegay inay Ciiddanka Cirka Pakistan saakayto ka fal-celiyeen xad-gudbka Diyaaradaha Hindiya ee soo galay Hawada dalkooda, isla markaana ay 2 Diyaaradaha Dagaalka Hindiya toogteen, iyadoo mid ka mid ah ku soo dhacday gudaha xuduudka Pakistan, halka Diyaaradda kalena ku dhacday Gobalka Jaamu-Kashmiir ee ay Pakistan iyo Hindiya kala maamulaan.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay Ciiddanka dhulka gacanta ku dhigeen Duuliye ka mid ah kuwii waday Diyaaradaha la soo riday.

Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Pakistan ayaa xaqiijisay inay Ciiddanka Cirka soo rideen 2 Diyaaradaha Dagaalka ee Hindiya.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay inaysan Pakistan doonaynin inay toogtaan Diyaaradahaasi, balse, haddii Ciiddanka lagu khasbo ay samaynayaan tusaalahaasi o okale.

- Advertisement -

Wasaaradda waxay Falka lagu soo riday Diyaaradahaasi ku sheegtay inay tahay Is-difaac ay xaq iyo awood u leeyihiin.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts